Booliska Kenya oo dil argagax leh ka geystay degmada Mandhera & Xiisad ka dhalatay

Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa Magaalada Mandhera ee gobolka woqooyi bari Kenya ku toogtay Haweeney da’ ahayd oo ka mid ahayd dadka degaanka, ka dib markii ay ka shakiyeen. Askarta dilka u geysatay haweeneyda oo aheyd 62 labo jir ayaa la sheegay inaan la xirin ka dib markii ay diideen Ciidanka Booliska degmada Mandera. Haweeneydan … Continue reading Booliska Kenya oo dil argagax leh ka geystay degmada Mandhera & Xiisad ka dhalatay